habaarranQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Macnaha:(dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0