habayoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Weel biyood. 2. ld habay¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
habayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya. 2. ld habyid. ld habayo.Weel dareere lagu shubay sii dayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0