habay
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya. 2. ld habyid. ld habayo.
- Weel dareere lagu shubay sii dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

