habsaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.Wax dib u dhacay ahaansho.