raagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.1. Daahid. 2. Waqti badan jirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daahidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daah³. ld daah¹ (2).eeg daah².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0