hadeec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.
  2. Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hudeec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hadeec¹.
  2. ld hadeec².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur