hadeecidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hadeec². ld hudeecid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hadeecQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hudeecidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hadeecid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00