hadeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hadeysan². ld hadeysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hadeysan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. Digsi wax la daboolay noqosho.
  2. Wax la daboolay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hadeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hadeysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur