hadeysan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. Digsi wax la daboolay noqosho.
  2. Wax la daboolay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur