Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg hadar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-dray, -dartay; -dri)
Macnaha:
1. Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid. 2. Wax runta ka fog ku faanid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur