hadar

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dray, -dartay; -dri)

Macnaha:

  1. 1. Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid. 2. Wax runta ka fog ku faanid.