hafar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.
  2. Qof wax aan la siin ku masabidid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hafaryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hafrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hafriin

hafriinyo