hafin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hafi. ld hafis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hafi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hafis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur