harqiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hirqiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0