haftabbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld haftibbax¹.
  2. ld haftibbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haftibbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹.
  2. Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur