haftibbax
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹.
- Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

