haftibixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg haftibbax². ld haftabbixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
haftibbaxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹.Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00