halaanhalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg halaanhal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halaanhalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0