halaanhal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.
- 1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

