halaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ruugista xooluhu ruugaan lafaha. 2. ld halaaqid.Xoolo lafo ruugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halaaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg halaaq². ld halaaq¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0