halabaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg halabayso. ld halabaysad, halabaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halabayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halabaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halabaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halabaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halabaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur