halabaysoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0