halaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hawl la qabtay wax ka soo baxa. 2. H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay. 3. Hanti xoolaad.