halcunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Carjawda ka soo fiiqan cunaha ragga. 2. Qof hadalka shigshiga.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0