cur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

halcun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Carjawda ka soo fiiqan cunaha ragga. 2. Qof hadalka shigshiga.

sida

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. ld si.