halgaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg halgaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halgaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto. 2. Tuuryo gacameed. 3. H. ah: ul weyn.Waran, ul iwm cid ku tuurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0