halgaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto. 2. Tuuryo gacameed. 3. H. ah: ul weyn.
  2. Waran, ul iwm cid ku tuurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur