halgamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg halgan³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
halganQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.Wax u dagaalamid ama u loollamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0