halgan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
- Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
- Wax u dagaalamid ama u loollamid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: