halhayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg halhee. ld halhays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-heeyay, -haysay)

Macnaha:

  1. Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halhays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi. 2. ld halhayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur