halhaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi. 2. ld halhayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
halqabsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld halqabsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
halhaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg halhee. ld halhays.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00