hallahalla

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld halhaleel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halhaleel

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Si dhaqso ah; degdeg. ld hallahalla, hallihalli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur