halhaleelQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Si dhaqso ah; degdeg. ld hallahalla, hallihalli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
degdegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hallahallaQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld halhaleel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hallihalliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld halhaleel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0