hambabarQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-ray, -rtay)Macnaha:Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baraarugidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baraarug³. ld baraarug¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0