hambabarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hambabar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hambabar

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur