hambalyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.