tahniyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.
hambalyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.