hanaqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal. 2. Diric, geesi. 3. ld hanaqaadid.
  2. Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.

tabargal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tabargelid.
  2. Qof ciidamin kara noqosho.

hanaqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hanaqaad². ld hanaqaad¹ (2).