hanaqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hanaqaad². ld hanaqaad¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hanaqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal. 2. Diric, geesi. 3. ld hanaqaadid.Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0