hanashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Finan madaxa ka soo baxa oo timaha hoolhoola. 2. Booli; xaaraan.1. Wax mas'uuliyaddooda ku filnaasho. 2. Wax hantiyid ama qabsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0