hanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Finan madaxa ka soo baxa oo timaha hoolhoola. 2. Booli; xaaraan.1. Wax mas'uuliyaddooda ku filnaasho. 2. Wax hantiyid ama qabsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
booliQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xaaraanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0