hangaggurreyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hangaggurree. ld hangaggurro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hangaggurree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. 1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hangaggurro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur