hangaggurroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hangaggurreynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hangaggurree. ld hangaggurro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00