hanqaareQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xiiqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xiiq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qalbijabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey. 2. ld qalbijebid. ld niyadjab¹.Wax ka rajo dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00