xiiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiiq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiiq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-qiyay, -qisay)

Macnaha:

  1. 1. Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto. 2. Xiiqdheer; kix.
  2. (daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
  3. Xiiq qabsasho; xuurtoodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur