hanqalooc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo. 2. ld hanqalooqsasho.
  2. ld hanqaloocso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanqaloocso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur