hanqaloocsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hanqaloocso. ld hanqalooc¹, hanqaloocid, hanqaloocsad, hanqaloocs.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanqaloocso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanqalooc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qaadidda qaarka sare kor loo qaado, iyadoo caloosha gadaal loo riixayo, meel hoosana la eegayo. 2. ld hanqalooqsasho.
  2. ld hanqaloocso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanqaloocid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hanqaloocsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanqaloocsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hanqaloocsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur