hanqaltaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago. 2. Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
  2. U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur