hanqaltaagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hanqaltaag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hanqaltaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago. 2. Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0