hanuunin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hanuuni. ld hanuunis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanuuni

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid dawga san ku toosin. 2. Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin. 3. Cid meel aanay garanayn tusid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanuunis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hanuunin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur